Wakiilka Somaliland u JoogaWaddanka Ingiriiska Ayaan M.Cashuur Oo Beenisay In UK Ay Safiir Gaar Ah U Soo Magacow-dey Somaliland

0
Thursday January 10, 2019 - 14:40:55 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 85
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka Somaliland u JoogaWaddanka Ingiriiska Ayaan M.Cashuur Oo Beenisay In UK Ay Safiir Gaar Ah U Soo Magacow-dey Somaliland

    London-(Caalami-News)-Wakiilka Somaliland u jooga waddanka Ingiriiska Ayaan Maxamuud Cashuur, ayaa beenisay in dalka UK Ergay ama safiir u soo magacawday Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London-(Caalami-News)-Wakiilka Somaliland u jooga waddanka Ingiriiska Ayaan Maxamuud Cashuur, ayaa beenisay in dalka UK Ergay ama safiir u soo magacawday Somaliland.




Wakiilka Somaliland u jooga waddanka IngiriiskaAyaan Maxamuud Cashuur, ayaa si cad u beenisey in dowladda UK ay safiir ay u soo magacaabeyso dalka Somaliland.

"UK waxaa u jooga Somaliland representative u qaabilsan xidhiidhka UK and Somaliland. Fadlan joojiya warka aad faafinaysiin , safiir iyo envoy midna maaha. Ilaahey maalintaas ha inna gaadhsiiyo. Insha allah dhawaan” ayay tidhi Ayaan.




 

 

Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip