[War Deg-Deg Ah]:-Kulankii Golaha Guurtida Ee Maanta Oo Baaqdey, Lagagana Hadlayey Dib U Dhaca Doorashada Somaliland

0
Saturday January 12, 2019 - 11:07:52 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 66
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg-Deg Ah]:-Kulankii Golaha Guurtida Ee Maanta Oo Baaqdey, Lagagana Hadlayey Dib U Dhaca Doorashada Somaliland

    Hargeysa-(Caalami-News)-Wararka naga soo gaadhaya xarunta Golaha Guurtida Somaliland ayaa sheegaya in dib loo dhigey shir ay maanta lahaayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Wararka naga soo gaadhaya xarunta Golaha Guurtida Somaliland ayaa sheegaya in dib loo dhigey shir ay maanta lahaayeen.




Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta goor dhawayd shaaciyay in ay baajiyeen kulan ay la haayeen maanta kaas oo ay kaga arrinsanayeen u dhaca doorashooyinka dalka

 

Talaaban ayaa ka dambaysay sidda warar lagu kalsoon yahay u sheegeen Hangoolnews in laga war sugo Guddi dhex dhexaadin ah kuwaas oo isku soo dhawaynayay xisbiyada Kulmiye, Ucid oo isku mawqif ah iyo Xisbiga Waddani oo ka aragti duwan.




 

Filo goor dhow insha Allaah faah-faahinta warkaasi.


 

Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip