[Lowyo-cadde]:-Abwaan Cali Seenyo Oo Ka Hadley Sababaha Looga Celiyey In Uu Soo Galo Dalka Somaliland Iyo Eedeymo Uu U Jeediyey Taliye Fadal [+MUUQAAL]

0
Saturday January 19, 2019 - 10:59:28 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Lowyo-cadde]:-Abwaan Cali Seenyo Oo Ka Hadley Sababaha Looga Celiyey In Uu Soo Galo Dalka Somaliland Iyo Eedeymo Uu U Jeediyey Taliye Fadal [+MUUQAAL]

    Lowyo-cadde-(Caalami-News)-Abwaan Cali Seenyo ayaa maalintii shalay aheyd laga celiyey in uu Somaliland ka soo galo dhinaca xaduudka Januuti ee Lowyacado , waxaana uu Abwaanku sheegay in ay u dhameys tirnaayeen dhamaan sharciyadii uu dalka ku soo gal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lowyo-cadde-(Caalami-News)-Abwaan Cali Seenyo ayaa maalintii shalay aheyd laga celiyey in uu Somaliland ka soo galo dhinaca xaduudka Januuti ee Lowyacado , waxaana uu Abwaanku sheegay in ay u dhameys tirnaayeen dhamaan sharciyadii uu dalka ku soo galaayey



Abwaan Cali Seenyo ayaa waxaa uu sheegay in uu diiday in uu dalkiisa soo galo taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman isaga oo Cali Seenyo eedihii ugu cuslaa u jeediyey Taliye Fadal

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




 

Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip