[Halka Ka Daawo]:-Hadallada Is-burinaya Ee Wasiir Sacad : Shalay Iyo Maanta

0
Wednesday February 06, 2019 - 14:24:06 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 44
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Halka Ka Daawo]:-Hadallada Is-burinaya Ee Wasiir Sacad : Shalay Iyo Maanta

    Hargeysa-(Caalami-News)-Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo maanta warbaahinta la Hadley waxuu sheegay in aaney jirin wax deyn ah oo xukuumadii Siilanyo ku wareejisay dawlada madaxweyne Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo maanta warbaahinta la Hadley waxuu sheegay in aaney jirin wax deyn ah oo xukuumadii Siilanyo ku wareejisay dawlada madaxweyne Muuse Biixi



Wasiir Sacad ayaa sida uu xildhibaan Buubaa warbaahinta u sheegay waxaa uu golaha wakiilada u sheegay in dawlada madaxweyne Biixi la daalo dhaceyso lacag deyn ah oo leeg 80 Milyan oo Dollar oo xukuumada madaxweyne Siilanyo ay kala wareegeen

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Maanta "Xukuumadda Ma Jirto Deyn Lagu leeyahay"Wasiir Sacad Cali Shire,WASIIRKA MAALIYADA )


 




Shaley "Xukuumadda Waxaa Deyn Ku Ah 80 Milyan"Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Uu Agtaan Wasiir Sacad Cali Shire,WASIIRKA MAALIYADA )





 


Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip