Madaxweyne Trump Oo Shaaca Ka qaaday In Ururka IS Laga Adkaaday

0
Thursday February 07, 2019 - 10:45:06 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 66
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Trump Oo Shaaca Ka qaaday In Ururka IS Laga Adkaaday

    Washington-(Caalami-News)-Madaxweyanaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday inuu ku rajo weyn yahay in toddobaadka dambe dhammaan deegaanada ururka IS ay heystaan ee dalalka Ciraaq iyo Suuriya laga xoreyn doono.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington-(Caalami-News)-Madaxweyanaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday inuu ku rajo weyn yahay in toddobaadka dambe dhammaan deegaanada ururka IS ay heystaan ee dalalka Ciraaq iyo Suuriya laga xoreyn doono.




"Waa in shaaca laga qaadaa toddobaadka dambe, waan in ka qabsannaa boqolkiiba boqol deegannada ay heystaan IS” ayuu yidhi madaxweyne Trump.

 


Saraakiisha militariga iyo sirddoonka Mareykanka waxay sheegeen in ururka IS ay soo xoogeysan doonaan waa haddii meesha ay ka baxaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada.

 



Bishii Disembar Mareykanka wuxuu ku dhawaaqay in ciidamadiisa ka joogo dalka Suuriya uu kala soo baxayo halkaas.

 


Qaar kamid ah xulufada Mareykanka ayaa dhaleeceyay go’aankaasi oo ay ka digeen in ururka IS uu dib usoo labo kacleen doono.

 





Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip