Hargeysa:-Xukuumadda Oo Maanta Xayiraad Ku Soo Rogtey Mid Ka Mid Ah Wargeys-yada Dalka Ka Soo Baxa

0
Sunday February 10, 2019 - 13:36:23 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 53
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:-Xukuumadda Oo Maanta Xayiraad Ku Soo Rogtey Mid Ka Mid Ah Wargeys-yada Dalka Ka Soo Baxa

    Hargeysa-(Caalami-News)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xayiraad saartey wargeyska Foore ee ka soo baxa caasimadda Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xayiraad saartey wargeyska Foore ee ka soo baxa caasimadda Somaliland.




Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex oo mudooyinkii ugu danbeysay gacanta ku haysaydacwado lagu soo oogay Wargeys-ka Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa saaka xukun ka soo saartey dacwadaasi .

 

Maxkamada ayaa saaka amartey in Wargeys-ka Foore ay xayirtey muddo hal sanno ah isla markaana ay ku ganaaxdey saddex Milyan oo ganaax ah .



 

Maxkamada ayaa sidoo kale xidhay Tifatirihii wargeyska Foore Maxamed Ilkacase ilaa iyo inta la soo shubaayo lacagta ganaaxa ah ee Saddex Milyan ah

 

Masuulyiinta Wargeyska Foore ayaa la sheegay in aaney ku qancin xukunkaasi , sidoo kale ururka SOLJA ayaan isla ilaa hada aan ka hadlin


 


Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip