"Qolyahayaga Xisbiyada Waa Qaar Neceb Guusha Somaliland, Hore Ayaynu u Soconeynaa Ninkii Dib u Socanayaa Isagay Jirtaaye..."Wasiir Maxamed Kaahin

0
Sunday February 10, 2019 - 13:44:56 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 53
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Qolyahayaga Xisbiyada Waa Qaar Neceb Guusha Somaliland, Hore Ayaynu u Soconeynaa Ninkii Dib u Socanayaa Isagay Jirtaaye..."Wasiir Maxamed Kaahin

    Hargeysa-(Caalami-News)-Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa xisbiyda mucaaradka ah ee Somaliland ku eedeeyay kuwo neceb guulaha Somaliland, waxaanu tusaale ugu soo qaatay inay Somaliland tartanada caalamiga ah qaban karto tartankii orad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa xisbiyda mucaaradka ah ee Somaliland ku eedeeyay kuwo neceb guulaha Somaliland, waxaanu tusaale ugu soo qaatay inay Somaliland tartanada caalamiga ah qaban karto tartankii oradka ee shalay markii labaad lagu qabtay Somaliland.



 

Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmedisaga oo ka khudbadaynaayay tartankii oradka ee shalay lana hadlaaya xisbiyada mucaaradka waxa uu yidhi "Waad maqlayseen qolyahayaga xisbiyada qaarbaa lahaa Somaliland tartan noocan ah laguma qaban karo, waa qaar neceb guusha Somaliland, miyaan lagu qaban miyaynaan u taagnayan, miyaan dadkaas ajaanibka ah ee dalalka ugu waaweyn ee Yurubiyo jaarkeena Jabuuti iyo Itoobiya inagala soo qaybgalin, hore ayaynu u soconaynaa ninkii dib u socinayaa isagay jirtaaye.”

 





Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip