Madaxweyne Farmaajo Oo Khadka Telefoonka Kula Soo Hadley Ex-Wasiir Abgaal Iyo Nuxurka Wada-hadalkooda [MUUQAAL]

0
Sunday February 10, 2019 - 14:01:29 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 85
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Khadka Telefoonka Kula Soo Hadley Ex-Wasiir Abgaal Iyo Nuxurka Wada-hadalkooda [MUUQAAL]

    Hargeysa-(Caalami-News)-Raysal wasaare ku xigeenka dawlada Somaliya Md Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khadar ) ayaa waxaa uu maanta shaaciyey isaga oo ku sugan magaalada London in madaxweyne Farmaajo uu khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Ex Wasiir Abgaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Raysal wasaare ku xigeenka dawlada Somaliya Md Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khadar ) ayaa waxaa uu maanta shaaciyey isaga oo ku sugan magaalada London in madaxweyne Farmaajo uu khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Ex Wasiir Abgaal .




Raysal Wasaare Khadar ayaasheegay In Farmaajo Siyaasi Abgaal ugahanbalyeeyey in uu qirtey Hanti uuku leexatey wakhtigii uu wasiirkaisla markaana uu shacabka cafis weydiistey , waxaana uu Farmaajo u cadeeyey in ay arintaasi tahay mid wanaagsan kaga dayan doonana iyagu

 


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 





Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip