Somaliland Oo Ka Hadashay Digniinta Ingiriiska Ee Ku Saabsan Dhinaca Ammaanka Oo Ay Ka Dayriyeen [+MUUQAAL]

0
Wednesday February 13, 2019 - 15:23:16 in Wararka by Abdi A.
  • Visits: 125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Ka Hadashay Digniinta Ingiriiska Ee Ku Saabsan Dhinaca Ammaanka Oo Ay Ka Dayriyeen [+MUUQAAL]

    Hargeysa-(Caalami-News)-Todobaadkii hore ayay dawladda Ingiriisku ay digniin ka soo saartay Arrimaha Nabad Galyadda ee Soomaaliya oo ay soomaaliland ku jirto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(Caalami-News)-Todobaadkii hore ayay dawladda Ingiriisku ay digniin ka soo saartay Arrimaha Nabad Galyadda ee Soomaaliya oo ay soomaaliland ku jirto.





Digniintan oo ku wajahnayd muwaadiniinta u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa waxa ay dawladda Ingiriisku uga digtay in ay meelaha lagu badan yahay booqdaan isla markaana loo sheegay in ay si dhaw ula socdaan amaankooda.

 

 



Hadaba xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay digniintaasi ay dawladda Britain ka soo saartay nabad galyada muwaadiniinteeda ku sugan somaliland.

 


Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo warbaahinta qaarkeed kula hadlay Hargeysa si fiihfaahsan arrintaasi uga hadlay

 




Caalaminews/Hargeysa

info@caalaminews.com

 

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip