Wararka

Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysey Weerarkii Ka Dhacay Dalka Kenya

0 Visits: 3 | Thursday January 17, 2019 - 11:24:20
Muqdisho-(Caalami-News)-War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarka dabley hubeysan ay ku qaaday dhismo ku yaalla galbeedka Nairobi.

Read More »

US Arrests Journalist Woman Working For Iran's State Press TV

0 Visits: 9 | Thursday January 17, 2019 - 10:45:25
Washington-(Caalami-News)-An American journalist working for Iran's English-language Press TV has been arrested by US authorities on unspecified charges, the state-run broadcaster said on Wednesday.

Read More »

Somaliland iyo Deegaanka Soomaalida Ethiopia Oo Iska Kaashanaya Olole Caafimaad

0 Visits: 5 | Thursday January 17, 2019 - 09:08:57
Wajaale-(Caalami-News)-Dowladda Somaliland iyo maamulka deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa iska kaashanaya olole caafimaad.

Read More »

[Halkan Ka Daawo]:-Qarax Ka Dhacay Dalka Ruushka Oo Dhulka La Simay Guryo La Deggan Yahay

0 Visits: 14 | Thursday January 17, 2019 - 08:13:22
Ruushka-(Caalami-News)-Qarax xooggan oo ka dhacay dalka Ruushka ayaa gebi ahaanba dhulka la simey guryo la degan yahay.

Read More »

Kenyan President Uhuru Kenyatta:-"Kenya Attack Leaves 14 Dead; Siege Over"

0 Visits: 4 | Thursday January 17, 2019 - 07:40:32
Nairobi-(Caalami-News)-Kenyan President Uhuru Kenyatta said all the gunmen behind Nairobi hotel complex attack have been killed and the 17-hour hostage crisis is over.

Read More »

Midowga Afrika Oo Cambaareeyay Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Nairobi

0 Visits: 4 | Thursday January 17, 2019 - 07:21:12
Nairobi-(Caalami-News)-Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Muusa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay weerarka lagu qaaday huteelka DusitD2 ee ku yaalla galbeedka Nairobi.

Read More »

Xisbiga UCID Oo Ka Hadley Go'aankooda Ay u Sheegeen Golaha Guurtida Somaliland [+MUUQAAL]

0 Visits: 41 | Wednesday January 16, 2019 - 16:48:14
Hargeysa-(Caalami-News)-Xisbiga UCID ayaa ka hadley kulan ay maanta la qaateen golaha guurtida Somaliland oo saaka u yeedhey saddexda xisbi qaran.

Read More »

Madaxweyneku-xigeenka Somaliland Oo Daah Furay Barnaamij Kor Loogu Qaadayo Nafaqadda Hooyadda iyo Dhallaanka [+SAWIRRO]

0 Visits: 18 | Wednesday January 16, 2019 - 16:33:42
Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)ayaa maanta furay barnaamijka nafaqadda hooyadda iyo dhalaanka oo ay qayb ka noqonayaan ururdda aan dawliga ahayn ee Somaliland .

Read More »

Kooxda Al-Shabaab Oo Sheegatay Weerarkii Nairobi

0 Visits: 35 | Wednesday January 16, 2019 - 15:11:21
Nairobi-(Caalami-News)-Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay weerar lagu qaaday hotel-ka DusitD2 oo ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Read More »

Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Ka Hadley Weerarkii Nairobi [+MUUQAAL]

0 Visits: 31 | Wednesday January 16, 2019 - 15:02:08
Nairobi-(Caalami-News)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in lasoo afjaray howlgalka ka dhanka ah weerarka lagu qaaday huteelka DusitD2 oo ku yaalla galbeedka magaalada Nairobi.

Read More »

Tirada Dadka Ku Dhintey Weerarkii Nairobi Iyo Meydadka Sawirrada Oo La Soo Bandhigey [+SAWIRRO]

0 Visits: 107 | Wednesday January 16, 2019 - 14:56:45
Nairobi,Kenya-(Caalami-News)-Qaar ka mid ah Warbaahinta Kenya iyo baraha bulshada ayaa soo bandhigay sawirrada meydadka labo ka mid ah dableydii hubeysneyd ee shalay gelinkii dambe gudaha u gashay Hotelka DusitD2 oo ku yaalla deegaanka Westland ee Galbeedka magaalada Nairobi.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Gaadhey Magaalada Baydhabo [+SAWIRRO]

0 Visits: 25 | Wednesday January 16, 2019 - 14:50:00
Baydhabo-(Caalami-News)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaadhay magaalada Baydhabo,si ay uga qeybgalaan Caleema saarka Madaxweyaha K/Galbeed.

Read More »

[Halkan Ka Daawo]:-Kulankii Gudida Guurtidu Ay La Qaadatay Xisbiyada Mucaaradka Iyo Muxaafadka Iyo Waxaa Laga Wada Hadlay

0 Visits: 30 | Wednesday January 16, 2019 - 14:32:09
Hargeysa-(Caalami-News)-Mas'uuliyiin ka tirsan saddexda xisbi qaran ee dalka ayaa ka warbixiyey kulan ay maanta la yeesheen golaha guurtida Somaliland.

Read More »

[War Deg-Deg Ah]:-Golaha Guurtida Oo Aan Go'aan Ka Gaadhin Doorashada Dalka Iyo Siyaasi Ay Isku Beel-yihiin Madaxweyne Biixi Oo Shaaciyay Xilliga Doorashada La Galayo [+MUUQAAL]

0 Visits: 41 | Wednesday January 16, 2019 - 14:21:30
Hargeysa-(Caalami-News)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka u yeedhey saddexda xisbi qaran ee dalka.

Read More »

Dowladda Turkiga Oo 216 Qalab Caafimaad Ah Ugu Deeqay Cisbitaalka Magaalada Hargeysa

0 Visits: 21 | Wednesday January 16, 2019 - 14:17:56
Hargeysa-(Caalami-News)-Dawladda Turkiga ayaa agab caafimaad oo muhiim ah ugu deeqday Somaliland, siday werisay Wakaallada Wararka Somaliland ee SOLNA oo ka soo xigatay Warbixin lagu daabacay Wakaallada Wararka ee dalka Turkiga.

Read More »

"Somaliland Khatar Iyo Halis Kasta Oo Loo Maleegayo Way Ka Digtoon Tahay,Dawladda Maamulka Somaliya..."Ex-wasiir Warancadde

0 Visits: 25 | Wednesday January 16, 2019 - 14:12:46
Hindiya-(Caalami-News)-La Taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Cali Maxamed Warancadde, ayaa tilmaamay in ninka ajaanibka ah ee loo magacaabay Baanka dhexe ee Somaliya inuu halis ku yahay Somaliland, Wadamada jaarka, Maamul Goboleedada kala duwan ee Somaliya iyo Mucaaradka ka soo hor jeeda Dawladda Muqdisho,…

Read More »

Qaar Ka Mid Ah Qoomiyadda Canfarta Oo Jartay Jidka Ay Maraan Badeecadaha Ka Soo Dega Djibouti Ee Ku Socda Itoobiya

0 Visits: 45 | Wednesday January 16, 2019 - 14:08:48
Hargeysa-(Caalami-News)-Dibadbaxayaal ka soo jeeda Maamul-gobaleedka Cafarta ee Itoobiya ayaa toddobaadkan xidhay Waddada halbawlaha ah ee isku xidha Ethiopia iyo Jabuuti,. Jidkan ayaa ah jidka ugu weyn ee ay maraan badeecadaha ka soo dega ama laga dhoofinayo Djibouti ee ay Itoobiya leedahay.

Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Go'aammo Ka soo Saartay Furasahda Jaamacado Cusub iyo Is-ballaadhinta Kuwa Jira Hadda

0 Visits: 29 | Wednesday January 16, 2019 - 14:06:11
Hargeysa-(Caalami-News)-Xukuumadda Somaliland, ayaa joojisay furashada jaamacado cusub iyo is ballaadhinta kuwa hadda jira, taas oo looga dan leeyahay hir gelinta yoolka xukuumadda ee ah waxbarasho tayo leh oo dalku ku tallaabsado.

Read More »

Saddexda Xisbi Qaran Oo Maanta Looga Yeedhey Xarunta Golaha Guurtida Somaliland

0 Visits: 41 | Wednesday January 16, 2019 - 13:58:13
Hargeysa-(Caalami-News)-Wararka naga soo gaadhaya xarunta wakiilada Somaliland ayaa maanta looga yeedhey saddexdi xisbi qaran ee dalka.

Read More »

Dowladda Somaliland Oo Dalka Ka Masaafurisay Hay'ad Turki Ah Oo Lagu Xidhiidhiyay Wadaadka Fethullah Gulen Oo Loo Haysto Inqilaabkii Fashilmay

0 Visits: 27 | Wednesday January 16, 2019 - 13:50:01
Hargeysa-(Caalami-News)-Dawladda Somaliland ayaa dalka ka saartay hay'ad uu lahaa siyaasiga Turkiga ah ee Fethullah Gulen oo lagu eedeeyay inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ka dhacay sannadkii 2016.

Read More »