Maqaallo

[Somaliland]:-Xeerka Muranka Iyo Buuqu Ka Taagan Yahay Ee KUFSIGA Iyo Xad-gudubyada Jinsiga Ah Ee Ku Jira [Akhriso]

0 Visits: 117 | Thursday September 20, 2018 - 11:31:25
Hargeysa-(Caalami-News)-Ujeedooyinka Xeerkan waxay yihiin kuwan soo socda:- (1) In la dajiyo xeer waafaqsan shareecada islaamka, dastuurka qaranka JSL, mabaadiida guud ee caddaalada, qiyamka iyo dhaqanka suuban ee umadu leedahay.

Read More »

Kobcintii Haykalka Dawladnimada Somaliland Ee Marxuum Cigaal Iyo Daahir Rayaale, Bur-burintii Siilaanyo Iyo Dhaymaha Laga Sugayo Madaxweyne Muuse Biixi + Dugsiyo Dawladdu Leedahay Oo La Kireeyay

0 Visits: 73 | Sunday September 16, 2018 - 12:57:24
Hargeysa-(Caalami-News)-Inkasta oo ay Somaliland Dawladnimo taam ah, Amni iyo Deganaansho ka hana qaaday, haddana waxa si weyn loo baadi goobayaa oo la tabayaaTiirashadii Aas aasiga u ahaa Dawladnimada ee Macnaha Dawladnimadu u taagnayd, maadaama oo ay Dawladnimo tahay Shuraako, Waxa Wali Somaliland…

Read More »

"Dawladaha Dunidana Caashaq Kama Dhexeeyo Ee Dano Ayaa Ka Dhexeeya, Itoobiya Saaxiib Ayeynu...." Danjire Cawil

0 Visits: 121 | Saturday September 15, 2018 - 13:12:34
Hargeysa-(Caalami-News)-Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa ka hadlay isbedelada ka socda mandaqada Geeska Afrika, waxaanu sheegay inaanay isbedelada socda oo ay u muhiimsanyihiin heshiiska Itoobiya iyo Ereteriya aanay wanaag mooyee marna Somaliland u keenayn dhibaato.

Read More »

Madaxweyne Afrikaan Ah Oo Dharka La Baxay Markii Uu U Adkaysan Kari Waayey Ciyaar Dalkiisa Lagu Kar-baashayey

0 Visits: 53 | Thursday September 13, 2018 - 16:26:01
Liberia-(Caalami-News)- Madaxweynaha waddanka Liberia, George Weah ayaa u saftay dalkiisa ciyaar saaxiibtinimo oo ay iskaga hor yimaaddeen waddanka Nigeria Fiidnimadii Salaasada, taas oo ay daawashadeeda kasoo qayb-galeen dad badan kulankasi oo ka dhacayay dalka Liberia oo ay Nigeria marti ku ahayd.

Read More »

[SOMALILAND]:-Dr.Cirro, Pro.Buba, Wasiir Sacad, Eng.Faysal C. Iyo Dr.Gees Oo Ka Hadley Is-bedellada Ka Socda Gobalka Geeska Afrika Iyo Aragtidooda Saamaynta Ay Somaliland Ku Yeelan Karaan

0 Visits: 139 | Thursday September 13, 2018 - 12:32:25
Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxda siyaasadeed ee Somaliland, ayaa u muuqda inay dhammaantood aaminsanyihiin in isbedelada ka socda gobalka Geeska Afrika ay saamayn toos ah ku yeelanayaan Somaliland, waxase aad moodaa inaanay isku waafaqsanayn nooca saamayntaasi noqon karto.

Read More »

Madaxweynaha DDSI Mr.Mustafe Cagjar Oo Ka Gil-gilshey In Lagu Lifaaqo Magaca Soomaaliya, Itoobiya"'Ma Nihin Itoobiyan, Maadaama Aanu Nahay Dad Soomaaliyeed.." [+MUUQAAL]

0 Visits: 90 | Thursday September 13, 2018 - 09:11:55
Jig-jiga-Itoobiya-(Caalami-News)-Madaxwaynaha mamulka Jigjiga Mustafa Cagjar oo Horay Addis ababa uga sheegay in Somaalida Itobiya ay Khalad tahay, ayaa mar kale cadeeyay sida uu uga soo Horjeedo Erayga Somaalida Itobiy

Read More »

Booliska Magaalada New York Oo Ilmo 7 Jir Ah U Xidhay Xatooyo 5 Dollar Ah Si Aanu Mar Dambe Ugu Noqon

0 Visits: 85 | Wednesday September 12, 2018 - 13:31:15
Washington-(Caalami-News)-Booliska wadanka Maraykanka, gaar ahaan kuwa magaalada New York umay aabo yeelin da'diisa balse waxa ay markiiba go'aansadeen in ay katiinad labada gacmood kaga jabiyaan wiil da'diisu tahay 7 jir oo lagu magacaabo Wilson Rayes kaasi oo lagu soo eedeeyey in uu xaday…

Read More »

[Xog Culus]:-Wargeyska Indian Ocean Oo Sheegay In Mareykanku Madaxweyne Geelle Cadaadis Ku Saarayo In Uu Tallaabo Ka Qaado Ganacsade Maxameid Aw-Siciid Oo Eedo Culus Loo Haysto

0 Visits: 230 | Wednesday September 12, 2018 - 07:50:09
Hargeysa-(Caalami-News)-Wargeyska The Indian Ocean, ayaa sheegay in Sirdoonka Maraykanku eedo culus ku soo oogeen ganacsade Maxamed Aw Siciid Geeddi oo ah guddoomiyaha shirkadda Somcable, islamarkaana hadda madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle cadaadis culus lagu saarayo in uu arrintaasi wax ka qabto.

Read More »

[War-bixin]:-Is-beddellada Adduunka Ka Socda, Iyo Majaraha Aqoonsiga Somaliland

0 Visits: 97 | Tuesday September 11, 2018 - 09:38:48
Hargeysa-(Caalami-News)-Hore ayaa loo yidhi, dhacdooyinka ayaa taariikhda sameeya, dhacdooynkana dadkaa sameeya, oo Eebe u siiyey maskax mugweyn oo awood u leh samayntooda iyo hoggaamintooda ba. Sidaas darteed, dhacdooyinka waa la hoggaamiyaa ama ayagaa ku hoggaamiya. Haddaba, dhacdooynka dunida ka…

Read More »

Maxay Saameyn Ku Leedahay Dekedaha Berbera Iyo Jabuuti Isticmaalka Itoobiya Ee Dekedaha Ereteriya Oo Si Rasmi Ah U Bilawday?

0 Visits: 103 | Saturday September 08, 2018 - 16:37:17
Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweynaha waddanka Ereteriya Isaias Afwerki, ra'isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa maanta ku kulmaya magaalada Asmara ee xarunta Ereteriya. Hoggaamiyeyaasha ayaa ka soo laabtay kulanka iskaashiga Shiinaha…

Read More »

[Xog Xaasaasi Ah]:-Qaar Ka Mid Ah Mas'uuliyiinta Xukuumadda Muuse Biixi Oo Madaxa Iskula Jira Iyo Khilaaf Hor Leh Oo Ka Dhex Aloosan

0 Visits: 94 | Saturday September 08, 2018 - 15:10:31
Hargeysa-(Caalami-News)- Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa khilaaf wayn ka dhex aloosan yahay, waxaanu khilaafkani saamayn xoog leh ku yeeshay Dhinaca Geedi socodkii shaqada Hay'addahani iyo Shaqaalaha ka hawlgala oo si weyn uga war warsan Khilaafka Madaxdii ugu…

Read More »

[War-saxaafadeed]:-Halkan Ka Akhriso Nuxurka War-saxaafadeed Goor Dhaweyd Ka Soo Baxay Madaxtooyada Somaliland [+SAWIRRO]

0 Visits: 72 | Thursday September 06, 2018 - 14:42:16
Hargeysa-(Caalami-News)-Kal-fadhigii 20-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Siyaasada Qaran Ee Gaadiidka, Iyadoo Lagaga Dooday Xeerka Hawl-Gabka Iyo Xaqsiinta Ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland.

Read More »

[Halkan Ka Daawo]:-Magaalo Ku Taalla Dalka Mareykanka Oo Aqoonsatay Somaliland

0 Visits: 202 | Wednesday September 05, 2018 - 13:39:57
Hargeysa-(Caalami-News)-Magaalada Clarkston City ee gobolka Georgia ee dalka Maraykanka ayaa aqoonsatay Somaliland.

Read More »

[Dib-u-Milicso]:- Qisada Ku Duugan Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ka Sheekaynaya Dagaalkii Sokeeye 1993-Kii, Sababtii C/Raxmaan Tuur Xilka Looga Qaaday Ina Cartena Loogu Diiday Ee Cigaal Loogu Dhiibay + Doorkii Axmed Mire

0 Visits: 383 | Sunday September 02, 2018 - 12:28:37
Hargeysa-(Caalami-News)-Waxaanu akhristayaashayada halkan ugu soo gudbinaynaa Qoraalka Muuqaal taariikhi ah oo laga Duubay Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi Waraabe) oo Hadda ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, Muuqaalkaasi oo laga duubay 1995-kii sida ka muuqatay Canjalada daawashada,kaasi…

Read More »

'Waxay Dadku Igu Yidhaahdaan Maxaa Kugu Dhacay Waadigan Cirroobee Oo Gadh Cirro Leh Ayaa Kasoo Baxaye, Siilaanyo Laba Sanno Ka Bacdi Ayuu Gadhkaasi Cirrada Leh Kasoo Baxaye??"Madaxweyne Muj.Muuse Biixi Cabdi

0 Visits: 265 | Thursday August 30, 2018 - 14:03:33
Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u horaysay soo bandhigay Kalmado ka qosliyay kumanaan iskugu jiray Arday, waalidiin, Macalimiin iyo masuuliyiin kale,kuwaasi oo ku sugnaa Munaasibad Qalin jabin ah oo loo qabtay Arday tiro badan oo ka…

Read More »

[Somaliland]:-Qabsoomida Doorashada Golaha Wakiilada Iyo Ta' Deegaanka Oo Cidhiidhi Ku Jirta, Qodobada Caqabada Ku Noqon Kara Iyo Dareenka Beesha Caalamka

0 Visits: 123 | Monday August 27, 2018 - 16:01:18
Hargeysa-(Caalami-News)-Doorashada golaha wakiilada iyo ta' deeganka oo la qoondeeyay inay qabsoomaan March 2019, ayaa u muuqda inaanay ku qabsoomi Karin wakhtigaas loogu tallo galay.

Read More »

[ROHINGYA]:-UN Documents Shocking Crimes By Myanmar Army

0 Visits: 147 | Monday August 27, 2018 - 13:49:03
Myanmar-(Caalami-News)-Independent fact-finding mission says crimes against Rohingya and other minorities include sexual violence and murder.

Read More »

Somalia Oo Heshiis Laba Sano Ah Lagashey Kooxda Al-Shabaab

0 Visits: 193 | Saturday August 25, 2018 - 15:11:56
Riyaad-(Caalami-News)-Xidig u dhashay dalka Brazil balse wata magaca Somalia ayaa ku biiray kooxda Al Shabaab ee ka ciyaarta dalka Sacuudiga, magaca uu ciyaaryahankan wato iyo kooxda uu ku biiray ee Al Shabaab ayaana hadal heyn badan dhalisay.

Read More »

Shirkadda Dahab-Shiil Oo Galaafatay Xilkii Xildhibaan Naasir Cali Shire Iyo Xildhibaanka Oo Ku Dul Ciyaarayey Raran Dushii [Haa, Dahab-shiil...]

0 Visits: 160 | Thursday August 23, 2018 - 13:58:56
Hargeysa-(Caalami-News)-"Xildhibbaanku Wuxu Sheegay in Khilaafka Soo Dhex-galay Isaga iyo Guddoomiyaha Wakiilladu uu Ka Dashay Arrinta Dahab-Shiil.".

Read More »

Dhacdooyinka Layaabka Leh Ee Shaley Ku Lammaanaa Markii Marada Madaw Laga Baddalayay Kacbada Barakeysan Iyo Macluumaad Kacbada Ku Saabsan [+SAWIRRO]

0 Visits: 264 | Wednesday August 22, 2018 - 12:20:32
Makkah-(Caalami-News)-Tirooyin rikoodh ah ayaa maanta oo Isniin ah laga diiwaan galiyey markii marada madaw laga baddalayay Kacbada Barakaysan ee Masjidka Xaramka oo sannad walba wakhtigan oo kale laga baddalo kadib markii ay aad u kordheen tirada shaqaalihii loo adeegsaday gudashada hawshan qiimaha…

Read More »