Arrimaha Bulshada

[Halkan Kadaawo]: Nadwo Kusaabsan Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

0 Visits: 84 | Thursday May 17, 2018 - 11:30:04
Aynu kawada faa'idaysano nadwo ama muxaadaro kusaabsan Bisha Barakaysan ee Ramadaan

Read More »

Itoobiya Oo Saami Ka Iibsatay Dekedaha Djiobouti Iyo Sudan Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelan Karto Saamigii Ay Ku Lahayd Dekedda Somaliland [Xog Muhiim Ah]

0 Visits: 102 | Wednesday May 09, 2018 - 13:16:26
Hargeysa-(Caalami-News)-Dawladda Itoobiya ayaa saamiyo ku yeelanaysa dekedaha Djibouti iyo Suudaan, iyo weliba dekedda Lamu ee dalka Kenya.

Read More »

Xildhibaan Jirde Oo Ka Sheekeeyay 7 Dhacdo Oo Marxuum Cigaal Ku Saabsan Oo Uu Goob-Joog U Ahaa

0 Visits: 121 | Wednesday May 09, 2018 - 07:45:19
Hargeysa-(Caalami-News)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaacil Jirde guddoomiyaha kumeelgaadhka ah ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa si qoto dheer uga sheekeeyay dhacdooyin ku teedsan nolashiisa oo la xidhiidha wakhtigii madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ay siyaasada…

Read More »

[Xog Xaasaasi Ah]:-Khilaafkii Khaliijka Oo Soomaaliya Ka Soo Labo Kac-leeyay

0 Visits: 277 | Tuesday May 08, 2018 - 16:22:18
Muqdisho-(Caalami-News)-Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dhaliilay siysaasadda dowladda federaalka ee ku aaddan khilaafka Khaliijka. Wuxuu ku eedeeyay dowladda inay ka weecatay mowqfikii ay horay u qaadatay ee dhexdhexaadnimada.

Read More »

Taariikh Nololeedkii Allaha u Naxariistee Marxuum Cali Sanyare

0 Visits: 152 | Tuesday May 08, 2018 - 14:37:14
Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo isagu si qoto dheer uga warramay taariikh-nololeedka marxuumka, waqtiyadii dhallaan-nimo iyo dhallinyarnimadiisii uu kaalin-galka noqday.

Read More »

Addis-Ababa:-Ma Dhab-baa In La Siidaayo Qalbi-Dhagax?

0 Visits: 75 | Sunday May 06, 2018 - 14:52:15
Addis-Aababa-(Caalami-News)-Waa markii ugu horraysay oo Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax warkiisa si rasmi ah loo maqlo tan iyo markii tobon bilood ka hor loo dhiibay dowladda Itoobiya.

Read More »

Aroos Uu Qarax Ka Dhacay, Warqad Iyo Qof Aan La Fileyn Oo Laga Shakiyay Iyo Xogo Kale Oo Xiiso Leh

0 Visits: 129 | Saturday May 05, 2018 - 16:18:09
Delhi-(Caalami-News)-Kaddib baaritaan ballaaran, booliska Hindiya ayaa macallim wax ka dhiga koleej dalkaasi ku yaalla waxa ay uu soo xireen "qarax ka dhacay guri ay lamaane isku arooseen" oo uu ku dhintay nin markaas un guursaday xaaskiisiina ay ku dhaawacantay.

Read More »

"Xisbiga WADDANI Kama Soo Horjeedo Horumarka Berbera, Ee Wuxuu Ka Soo Horjeedaa XARAASHKA Berbera, Saleebaan-Gaal, Muuse Iyo Siilaanyo Midna..…" Guddoomiye Cabdiraxmaan CIRRO [+Muuqaal]

0 Visits: 123 | Saturday May 05, 2018 - 13:33:49
Hargeysa-(Caalami-News)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu qaar ka mid ah shacabka magaalada Berbera uu goob fagaare ah khudbad uga jeediyey

Read More »

[Hambalyo Dhalasho Wacan]:-Aabbo Cabdifatax Faarax Cabdillaahi Iyo Hooyo Huda Axmed Ismaaciil Oo Wiil Ugu Dhashey M.Hargeysa

0 Visits: 101 | Thursday May 03, 2018 - 11:50:19
[Hambalyo Dhalasho Wacan]:-Aabbo Cabdifatax Faarax Cabdillaahi Iyo Hooyo Huda Axmed..

Read More »

Kooxda Real Madrid Oo Xaley Garaacdey Bayer Munichen Iyo Markii Saddexaad Oo Xidhiidh Ah u Soo Baxday Finalka Champions League [+MUUQAAL]

0 Visits: 61 | Wednesday May 02, 2018 - 15:14:00
Hargeysa-(Caalami-News)-Real Madrid ayaa u gudubta finalka tartanka Champions League markii sadexaad oo xidhiidh ah maadaama ay Bayern Munich barbaro kula galeen garoonkooda Santiago Bernabeu.

Read More »

"Madaxweyne [Muuse B.] Waxaanu Ka War-haynaa Inaad Timirtii Cid Gaar Sh Siisay, Agabkii 18-May Inaad Cid Gaar Ah siisay, Direyskii Ciidanka Cid Gaar Ah Ayaa Lagu Naasnuujiyay"Xisbiga UCID

0 Visits: 116 | Tuesday May 01, 2018 - 13:32:57
Hargeysa-(Caalami-News)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa soo qufay Ceebihii ugu cuslaa ee uu Madaxweyne Muuse Biixi ku talaabsaday muddadii yarayd ee uu Xilka hayay,Waxa ay sheegeen in Madaxweynuhu shan Mashruuc oo aan tartanta loo galin uu cid gaar ah gacanta u galiyay,waxa kale oo ay sheegeen inay…

Read More »

[Halkan Ka Akhriso]:-Taariikhda Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Somaliya

0 Visits: 167 | Monday April 30, 2018 - 17:14:20
Muqdihso-(Caalami-News)-Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya u doortay Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ka dib doorasho ka dhacday Muqdisho.

Read More »

[Sawirka Maanta]:-Farshaxanka Amin Arts Oo Sawir Gacmeed Ku Muujiyey Xaaladda Shacabka Somaliland Iyo Madaxweyne Muuse Biixi C.

0 Visits: 161 | Monday April 30, 2018 - 06:17:44
Hargeysa-(Caalami-News)-Farshaxanka caanka ah ee Amin Arts ayaa sawir gacmeed ku muujiyey xaaladda ka jirta Somaliland.

Read More »

[FADEEXAD]:-Cunfiga Iyo Fikradaha Qallafsan Ee Dul-hoganaya Agaasimaha iyo Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland [+MUUQAAL]

0 Visits: 101 | Saturday April 28, 2018 - 14:57:57
Hargeysa-(Caalami-News)-Barnaamijyo laga diyaariyey Agaasimaha iyo Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyada ayaa daaha ka feydey arrimo badan oo xaasaasi ah.

Read More »

"Maxammad Saalax Wuxuu Ku Dayasho Wanaagsan U Yahay Muslimiinta Sida Aniga Oo Kale"

0 Visits: 88 | Saturday April 28, 2018 - 13:28:44
Hargeysa-(Caalami-News)-Waxaan maqlay qayladan xilliggii cayaryahan Maxamed Saalax uu goolal ka dhaliyay kooxda Roma habeenkii Salaasada ahayd cayaartii nus dhammaadka ahayd.

Read More »

[War Deg-Deg Ah]:-Gudoomiyaha X.WADDANI Dr.CIRRO Oo Mid-mid u Sharraxay Fashilaadka Xukuumadda KULMIYE "Madaxweyne Muuse Biixi Ma Oga.."+[Muuqaal]

0 Visits: 131 | Saturday April 28, 2018 - 13:25:21
Hargeysa-(Caalami-News)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa xukuumadda Somaliland ku eedeeyay inay ku fashilantay wax ka qabashada sicir-bararka aafeeyay shacabka Somaliland.

Read More »

[Wareysi Xaasaasi Ah]:-"Wariye Hadalkaad Tidhi Ku Celi Aniga Yaa Xilka Iga Qaadey, Ma Adeerkaaba Iga Qaadey, Xisbigu Maaha Maqaaxi Uu Isagu...."Ex-Xog-haye Mr.Uur-cadde [+MUUQAAL]

0 Visits: 278 | Tuesday April 24, 2018 - 13:51:09
Hargeysa-(Caalami-News)-Xog-hayihii hore ee xisbiga WADDANI Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde oo wareysi gaar ah siiyey Telefiishanka Universal ayaa ka hadley arrimo badan oo xaasaasi ah.

Read More »

[Xogo Xiiso Leh]:-Madaxweyne Biixi Oo Noqday Madaxweynihii Somaliland Ee Ugu Adeegsiga Badnaa Barta Twitterka Iyo Inta Qof Ee Ugu Jirta

0 Visits: 374 | Tuesday April 24, 2018 - 13:34:17
Hargeysa-(Caalami-News)-Baraha Bulshada ayaa si xawli ah iskugu badalaya habab sahlan oo ay madaxda dunidu wararka iyo xogaha shaqadooda ugu gudbiyaan shacabkooda. Waxa xiiso gaar ah leh in Madaxweynaha Dalka ugu awooda badan Dunidu, Donald Trump, noqday madaweynihii ugu saamaynta badnaa ee sida weyn…

Read More »

[Halkan Ka Akhriso]:-Saami Qeybsiga Beelaha Ee 100 Digreeto Oo Ka Soo Baxay Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi

0 Visits: 217 | Sunday April 22, 2018 - 13:42:28
Hargeysa-(Caalami-News)-Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay magacaabay masuuliyiin ka mid ah xukumaddiisa kuwo kalena xilka ka qaaday.

Read More »

[MUXAADARO]; Tasbiixda Kusoo Aroortay Qur'aanka Kariimka Ah. Waxa Inoosoo Jeedin Doona Fadiilatu Sheekh Mustafe

0 Visits: 93 | Friday April 20, 2018 - 10:26:03
Tasbiixda Kusoo Aroortay Qur'aanka Kariimka Ah. Waxa Inoosoo Jeedin Doona Fadiilatu Sheekh Mustafe

Read More »