Aqoon Guud

[Halkan Ka Daawo]:-Hees Macaan Oo Kooxda Xiddigaha Geesku u Qadeen Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI

0 Visits: 372 | Thursday November 02, 2017 - 09:20:18
Hargeysa-(Caalami-News)-Kooda xiddigaha geeska ayaa hees la yaable u sameeyey xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.

Read More »

[DAAWO]:-Dooddii Abadi Ugu Adkey Ee Dhex Martey Murrashaxiinta Madaxweyneyaasha Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Ee UCID,WADDANI Iyo KULMIYE

0 Visits: 287 | Saturday October 21, 2017 - 09:22:03
Hargeysa-(Caalami-News)-Waxaan halkan idiinkku soo gudbin doonnaa dood murrashaxiinta Somaliland oo oo 19-kii bishan laga daawadey guud ahaan warbaahinta dalka.

Read More »

"Qofka Muslimka Ah Si Caalami Ah Ayuu u Fikiraa, Walaalkaaga Lagu Gawracayo Afrikada Dhexe,Arakaan, Muqisho, Ciraaq, Shaam Waa Isugu Keen Mid"Sh.M.C.Dirir

0 Visits: 266 | Saturday October 21, 2017 - 09:10:17
Hargeysa-(Caalami-News)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay in dadku marka ay Ilaahay SW adeecaan, nabadgelyo helaan, hadii ay caasi noqdaana nabadgelyo darro haleeli doonto

Read More »

Mucjisada Qisada Haweeney Usbuucii Saddex Maalmood Oo Kali Ah Wax Aragta Inta Kalana Indho Beesha!

0 Visits: 323 | Tuesday September 19, 2017 - 08:00:55
Sydney-(Caalami-News)-Haweenay u dhalatay dalka Australia oo lagu magacaabo Natalie Adler oo 30-sano jir ah, ayaa waxaa haysta dhibaato dhinaca aragga ah oo nooceeda oo kale aan hore dunida loogu arag xalna ay u waayeen Dhakhaatiir badan.

Read More »

"Yoonis Cali Nuur Dacwadii Uu Iga Gudbiyay Markaanu W.Warfaafinta Ka Wada Tirsanayn Tolow Isaga Miyaanay Qabanayn, Mise Sharciga Dalku Wixii New Kulmiye Tageera Ma Qabto?!!..Muniir Axmed Cigaal

0 Visits: 300 | Monday September 11, 2017 - 10:36:33
Hargeysa-(Caalami-News)-Qoraal kooban oo uu soo dhigey Barta uu ku leeyahay degalka Facebook-ga Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo ka mid ah saraakiisha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayuu eedo kulul u jeediyey Yoonis Cali Nuur oo ka tirsan mas'uuliyiinta wassaaradda warfaafinta Somaliland.

Read More »

Musharaxa Xisbiga WADDANI Oo Dalka Kusoo Laabtay Kadib Gudashadii Xajka, Baaq Culusna U Diray Beesha Caalamka Iyo Waxa Uu Yahay Baaqaasi+[Daawo Muuqaal]

0 Visits: 286 | Thursday September 07, 2017 - 11:35:28
Hargeysa-(Caalaminews):-Musharaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa Baaqii ugu adkaa u diray bulshadda caalamka waxaanu ka dalbaday in ay isha ku hayaan doorashadda somaliland si aanay u dhicin buu yidhi Cirro sidii tii Kiiniya oo kale.

Read More »

Hambalyo Aroos Wacan:Arooska Ismaaciil Muxumed Madar Iyo Marwaddiisa Hibaaq Cabdi Yuusuf Oo Arooskoodu Ka Dhacay M.Gabiiley

0 Visits: 1772 | Friday August 25, 2017 - 18:44:54
Hambalyo Aroos Wacan:Arooska Ismaaciil Muxumed Madar Iyo Marwaddiisa Hibaaq Cabdi Yuusuf Oo Arooskoodu Ka Dhacay M.Gabiiley

Read More »

Daawo:-Barnaamij Gaar Ah Oo Ay Dhalinyarada Reer Ceerigaabo Su'aalo Ku Waydiiyeen Murrashax Cabdiraxmaan Cirro Iyo Muuse Biixi Oo Ka Firdhadey

0 Visits: 266 | Monday August 21, 2017 - 13:27:11
Ceerigaabo-(Caalaminews)-Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamijka Ha Hakran Dadkaaga oo dhammeystiran kaas oo dhalinyarada magaalada Ceerigaabo ay su'aalo ku waydiiyeen murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro.

Read More »

[DAAWO]:Khudbad Dhinacyo Badan Taabaneysa Oo Xasaasi Ah Oo Uu Musharraxa Dr.Cabdiraxmaan CIRRO U Jeediyey Shacabka Degmada Abdaal Ee Gobolka Saaxil

0 Visits: 262 | Tuesday August 08, 2017 - 14:47:50
Hargeysa-(Caalaminews):-Guddoomiyaha ahna murrashaxxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa khudbad xasaasi ah u jeediyey shacabka degmada Abdaal ee gobolka Saaxil,waxaana uu gudoomiye Cirro ka hadlay arrimo dhawr ah.

Read More »

[Akhri]:-Wax-qabadkii Iyo Guulihii Uu Ku Tallaabsadey Ex-Guddoomiye Cabdiraxmaan CIRRO Muddadii Uu Xilka Baarlamaanka Hayey

0 Visits: 299 | Wednesday August 02, 2017 - 14:25:19
Hargeysa-(CaalaminewsN):-Guddoomiyihii Golaha Wakiilada Somaliland Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(CIRRO), ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkii guddoomiyenimo ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu soo hoggaaminaayyey muddo ka badan 12-sanno.

Read More »

[Daawo ]:-Khudbaddii Uu Maanta Dr.Cabdiraxmaan CIRRO Ka Horjeediyey Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dhinacyo Badan Taabaneysa

0 Visits: 860 | Wednesday August 02, 2017 - 13:34:51
Hargeysa-(Caalamiews):-Musharraxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ahaana guddoomiyihii hore ee golaha wakiilada Somaliland oo maanta xilkii guddoomiyenimo si rasmiya u wareejiyey ayaa mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ka hor jeediyey khudbad qiimo badan oo taariikhiya.

Read More »

Shirkadda TELESOM Oo Aan Daneyn Caafimadka Bulshadooda iyo Halista Caafimaad Ee Biraha Taawarada TELESOM

0 Visits: 504 | Saturday July 29, 2017 - 10:33:23
Hargeysa(CaalamiNews):-Shirakadda is-gaadhsiinta ee Telesom ee ka hawlgasha badi gobolada Somaliland oo bixisa adeegga teleefanada iyo Internetka ayaa qaybo ka mid ah adeegyadeeda waxaa cabasho weyn ka muujiyey guud ahaan qaybo ka mid ah shacabka reer Somaliland.

Read More »

Dalka UK Oo 2040-ka Laga Mamnuucayo Gawaadhida Cusub Ee Ku Shaqeeya Shidaalka

0 Visits: 351 | Wednesday July 26, 2017 - 13:54:58
London-(Caalami News)-Dowladda Britain ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo qorshe dalka looga mamnuucayo gawaadhida cusub ee ku shaqeeya baasiinka iyo naaftada laga billaabo sanadka 2040-ka, waxaana arrintan ay qayb ka tahay dedaalada lagula tacaalayo wasakheynta hawada.

Read More »

10 Ka Magaalo ee Aduunka ugu Dadka Badan. By Khaalidcaalam.

0 Visits: 789 | Monday June 26, 2017 - 22:01:38
Waa Barnaamij Xiiso leh oo Ay idiin soo Diyaariso Shabakada Milicsi Media

Read More »

Daawo Muxaadaro Kusaabsan Siirada Rasuulkeena Suuban SCW

0 Visits: 479 | Tuesday May 23, 2017 - 16:54:09
MilicsiNews:- Siirada Rasuulka SCW.

Read More »

Sideed ku noqon kartaa qof dadka saameyn kule?

0 Visits: 346 | Monday May 15, 2017 - 16:40:19
Xusuus qor dhakhtar by Drs Hibaaq Buubaal

Read More »

Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Maanso Kucabbiray Siyaasadda Gurracan Ee X.KULMIYE Ku Hoggaaminayo Dalka

0 Visits: 515 | Sunday May 14, 2017 - 12:56:06
Hargeysa-(MNN)-Abwaan Yuusuf Shaacir oo kamid ah hal abuurka Somaliland ayaa si adag uga hadlay siyaasadd xumada dalka ka taagan,

Read More »

Daawo 30 Xaqiiqo oo ku Saabsan Afrika

0 Visits: 341 | Thursday May 11, 2017 - 11:07:24
Waxa Soojeedinaya Wariye Khalidcaalam Max'ud

Read More »

Maan Arag gabadh Soomaaliyeed oon Xijaabnayn

0 Visits: 377 | Thursday May 11, 2017 - 10:17:06
Maan Arag gabadh Soomaaliyeed oon Xijaabnayn "Waxa Diyaariyey Daaci Muslim ah"

Read More »

Yaa argagixiso ah? By Dr Zakir Naik. Af Somali

0 Visits: 333 | Monday April 17, 2017 - 10:36:03
Waa Muxaadarro Af somali lagu Turjumay oo si qoto dheer uga hadlaysa cidaARGAGIXISO lagu tilmaami karo, Waxa soo Jeedinaya Caalamka weyn ee Islaamka Dr Zakir Naik.

Read More »