WARARKA CIYAARAHA

[SAWIRRO]: Maxamed Saalax Oo Udhashay Dalka Masar Ayaa Kuguulaystay Ciyaaryahanka Afrika Ugu Fiican Hadda.

0 Visits: 34 | Friday January 05, 2018 - 10:14:08
Weeraryahanka u dheela kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu wanaagsan Africa.

Read More »

[SPORT]: Kooxdii Kuguulaysatay Goobka Maamul Goboleedyada Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo [DAAWO SAWIRRO]

0 Visits: 53 | Monday December 25, 2017 - 21:34:22
Ciyaartoyda xulka Kubada cagta Jubbaland eek u guuleystay koobka tartankii ciyaaraha dowlad goboleedyada ee Muqdisho lagu soo gebagebeeyey Jimcihii ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose.

Read More »

[Daawo Sawirro Qurux Badan]: Tartanka Kubbadda Cagta Ee Maamul Goboleedyada Soomaaliya Oo Kafurmay Xamar.

0 Visits: 120 | Saturday December 09, 2017 - 10:35:26
Muqdisho(Caalaminews); Waxa shalay galab Garoonka kubada cagta Banaadir ee magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Tartanka kubada cagta ee Maamul goboleedyada Soomaaliya ka jira iyo Gobolka Banaadir.

Read More »

[Sports]: Halkan Ka Akhri: Isku Aadka Koobka Adduunka 2018 Ka Oo Lasoo Saaray, Qaramo Adag Oo Isku Group Noqday.

0 Visits: 79 | Friday December 01, 2017 - 21:07:13
Isku aadka koobka Aduunka 2018 wareegiisa Group-yada ayaa la sameeyay iyadoo ay kasoo baxeen kulamo culus, waxaana isha lagu heyn doonaa wixii dhaca badhtamaha sanadka 2018 ka markaas oo la isugu iman doono dalka Ruushka

Read More »

Liverpool Oo Anfield Ku Xasuuqday Arsenal, Sadexleyda MSF Oo Shabaqa Soo Taabtay & Sanchez Oo Isagoo Murugsan Laga Saaray Kulanka.[Daawo Goolasha]

0 Visits: 124 | Monday August 28, 2017 - 09:05:33
Afar gool oo ay kala dhaliyeen Sadio Mane, Mohamed Salah, Roberto Firmino iyo Daniel Sturridge ayaa Liverpool u sahlay iney Anfield Road ku xasuuqdo Arsenal kulan ka tirsan horyaalka Premier League isbuuciisa sadexaad.

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Ku Guuleystay Xiddiga Yurub Ee Sanadka 2016 / 2017

0 Visits: 101 | Saturday August 26, 2017 - 10:54:59
Caalami/Sport;- Xidiga reer Portugal ahna Laacibka ugu goolasha badnaa horyaalka UEFA Champions League ayaa mar kale, waxay kooxdiisa u saamaxday inay koobka ku guuleystaan, sidaas darteed ayaa Cristiano Ronaldo loogu magacaabay xiddigii sanadka ugu fiincaa ciyaaryahanada ragga ah ee qaarada Yurub,…

Read More »

Paul Pogba Oo Loo Magacaabay Xidigii Ugu Fiicnaa Tartanka UEFA Europa League Xilli Ciyaareedkii Lasoo Dhaafay

0 Visits: 107 | Saturday August 26, 2017 - 10:48:21
Milicsi/sport:-Xidiga kooxda Manchester United Paul Pogba ayaa loo doortay xidigii ugu fiicnaa tartanka UEFA Europa League xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay kadib markii uu kooxdiisa ka caawiyay iney hanato markii ugu horeysay taariikhda koobka Europe Leugue.

Read More »

Sports: Isku Aadka Kooxaha Horyaalka Yurub Ee loo yaqaano Champions League Oo Caawa Lasoo Saaray.

0 Visits: 105 | Thursday August 24, 2017 - 22:30:19
Caalami Sports: Magaalada Monaco ayaa martigalisay xaflad weyn oo lagu bixinayay abaalmarino sidoo kalana lagu sameynayay isku aadka wareega group-yada Champions League waxeyna aheyd madal uu qof walba si weyn ula socday.

Read More »

[DAAWO SAWIRRO]: Ciyaartooy U Dabaal dagayey Gool Uu Dhaliyey Oo Lug Ka Jabay.

0 Visits: 134 | Monday August 21, 2017 - 11:29:14
Mid ka mid ah laacibiinta ka ciyaara horyaalka dalka Germany ee Bundesliga ayaa dhibaato weyn qabsatay ka dib markii isaga oo farxad ku jira uu lugta iska jabiyay taas oo sababtay in uu garoomada Caalamiga ah ka maqnaan doono mudo 7 bilood ah .

Read More »

Daawo:-Goolashii Iyo Wacdarahii Garoonka Ciyaartii Xamaasadda Badneyd Ee Real Madrid Iyo Barcelona Ee El-Classico

0 Visits: 146 | Monday August 14, 2017 - 10:38:26
Hargeysa-(Caalaminews.com):- Labada kooxeed ee Real Madrid iyo Barcelona ayaa ciyaartoodii soo bandhigay weerar iyo weerar celis waxaana markii dambe ay gaadhay meel xamaasad badan.

Read More »

[World Championship]: Mo Farah misses out on fifth consecutive distance double

0 Visits: 117 | Sunday August 13, 2017 - 09:12:11
London, Caalaninews/Sports, Mo Farah missed out on a fifth major championships distance double in a row as he finished second in the 5,000m at the World Athletics Championships.

Read More »

Tababaraha Kooxda Chelsea Antonio Conte Oo Ku Dhawaaqay Kabtanka Cusub Ee Ay Kooxdiisa Chelsea Yeelan Doonto Iyo Kabtan Ku Xigeenadiisa.

0 Visits: 119 | Sunday July 23, 2017 - 21:24:58
Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa shaaca ka qaaday kabtanka cusub ee ay kooxdiisa Blues yeelan doonto kadib markii uu John Terry ka baxay Stamford Bridge. Terry ayaa soo gabagabeeyay 22 sano oo uu ka soo tirsanaa kooxda Chelsea isaga oo waliba waqti dheer kabtan u soo ahaa kooxda uu xagaagan…

Read More »

Weyne Rooney Oo Kulaabtay Kooxdiisii Hore(Daawo Sawirro)

0 Visits: 212 | Sunday July 09, 2017 - 21:57:39
Kabtankii kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Ingiriiska Wayne Rooney ayaa si rasmiya u shaaciyey inuu dib ugu laabtay kooxdiisii hore ee Everton.

Read More »

Romelu Lukaku oo Ugu wareegay Kooxda Manchester United qiime dhan 75 Milion.

0 Visits: 227 | Sunday July 09, 2017 - 09:53:20
MilicsiSport: Xidiga xulka qaranka Belgium ee Romelu Lukaku ayaa xaqiijiyay in uu ka gudbay tijaabada caafimaadka ee uu u marayay kooxdiisa cusub ee Manchester United.

Read More »

Liiska Xidigaha Looga Gacan Haadinayo Gagida Barcelona Ee Camp Nou

0 Visits: 239 | Wednesday June 14, 2017 - 18:00:52
Milicsi Sport:-Barcelona ayaa ka faa'idaysanaysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyada waxaanay doonaysa in ay kooxdeeda dib u habayn ku samayso, waxaana jira liis dheer oo ah xidigo looga gacmo haadinayo Garoonka Camp Nou.Agaasimaha ciyaaraha Barcelona ee Robert Fernandez ayaa ka shaqaynaya inuu diyaariyo…

Read More »

Arsenal Oo Diyaarsatay Bedelka Sanchez Oo Cago Adag Ku Taagnayn

0 Visits: 185 | Wednesday June 14, 2017 - 17:59:05
Milicsi Sport:-Sii joogitaanka weeraryahanka reer Chile ee Garoonka Emarates ayaan kalsooni badin ka muuqanin sida ay warbaahinta arimaha Sportigu sheegayaan. Kooxaha Bayern Iyo Man City ayaana loolan ba'ani ka dhexeeyaa helitaanka Sanchez.

Read More »

Waa kuwee Ciyaartooyadii Ugu Fiicnaa Champions League-ga Xili Ciyaareedkii Dhamaaday?

0 Visits: 209 | Wednesday June 14, 2017 - 17:56:54
Milicsi Sport:-Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa dhawaan si rasmi ah u shaaciyay liiska 18 kii ciyaartoy ee xili ciyaareedkan 2016/17 ugu fiicnaa tartanka xiisaha badan ee Champoins League-ga waxayna kooxdani ka kooban tahay 18 ciyaartoy oo qaab ciyaareedkii ugu fiicnaa ku soo bandhigay Champions…

Read More »

Ronaldo Oo Dacwad Lagu Soo Oogay Iyadoo Loo Haysto14 Milyan Oo Cashuur Lunsi Ah

0 Visits: 240 | Wednesday June 14, 2017 - 17:52:45
Milicsi Sport:-Xeer ilaalinta waddanka Spain ayaa u gudbiyey maxkamad ku taalla magaalada Madrid, dacwad iyo caddaymo muujinaya in xiddiga Real Madrid iyo Portugal ee Cristiano Ronaldo uu ka lunsaday waddankaas cashuur gaadhaysa 14.7 milyan oo Euro.

Read More »

JURGEN KLOPP Oo Lakulmay Wakiilka Xiddiga Kooxaha Badani Isha Ku hayaan Ee [KYLIAN MBAPPE]

0 Visits: 215 | Sunday June 11, 2017 - 13:30:50
Milicsi, Sport: J├╝rgen Klopp Tababaraha Liverpool ayaa ah sidii uu ugu qasbi lahaa Milkiilayaasha American-ka ee kooxdiisa iska leh in ay kooxda ka dhigaan mid u tartami karta Premier League.

Read More »

Waa Kuma Wariyaha Caawa Daadihin Doona Kulanka La Wada Sugayo Ee Champions League?

0 Visits: 242 | Saturday June 03, 2017 - 17:31:38
Milicsi Sport:-Labada Weriye ee Cusaam Shuwaali iyo Yuusuf Sayf, ayaa la shaaciyey inay daadihin doonaan ciyaarta caawa Ee Champions League.

Read More »